DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo lagu boorriyay inay iska tallaalaan cudurka COVID19

0
499

Sarkaalka ugu sarreeya ee wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Xasan Canshuur ayaa dadwaynaha ku nool dowlad deegaankaasi ugu baaqay in ay qaataan tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID19 si looga hortaga faafitaanka caabuqa.