DHAGEYSO:Dowladda iyo golaha KEMNAC oo si wadajir ah u bixinaya sabarloogooyinka masaajidda iyo madaarista

0
364

Golaha qaran ee ka tala-bixiya arrimaha muslimiinta ee KEMNAC ayaa magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ka sheegay in ay dowladda kula heshiiyeen bixinta sabarloogooyinka masaajidda iyo madaarista bulshada ka dhexeeya ee guud ahaan dalka .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya