Dabka ka kacay magaalada Kerugoya ee ismaamulka Kirinyaga ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen 2 qof oo uu ka mid yahay ilmo dhalan 3 bilood.
Dabkan oo kacay xalay ayaa waxaa uu gubay in ka badan 30 guri.
Dadka deegaanka oo cambaareeyay dhacdadan ayaa sheegay in waaxda dab damiska ee ismaamulkaas ay ka gaabiyeen shaqadooda