Dadweynaha ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan waxyaabaha aan wanaagsanayn ee lagu soo bandhigo baraha bulshadu ku wada xiriirto .
Wakiil wareedka idaacadda ee Nairobi Yuusuf Muxumad Cali ayaa faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka islii oo soo jeediyay in baraha bulshada si wanaagsan loo isticmaalo