Dadweynaha ayaa lagu boorriyay in hadii ay qabaan cabashooyin taariikhi ah oo la xiriira dhulalka inay ku wargeliyaan guddiga qaran ee arrimaha dhulalka ee NLC.
Shacabka haya warbixinnadan ayaa haysta ilaa 20-ka bisha sagalaad ee sanadkan.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo qaar ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dhinaca hooyga ee ismaamulka Kilifi ay sheegayaan inay jiraan shakhsiyaad badan oo tabashooyinkan qabo balse aan ka war hayn muddada kama dambeyska ah ee ay dowladdu u qabatay si ay warbixin u gudbiyaan.
Home Wararka Kenya Kenyaanka oo lagu boorriyay inay cabashooyinka dhanka dhulalka u gudbiyaan guddiga NLC