DHAGEYSO:Shacabka Islii oo muujiyay rajadooda ku aaddan go’aanka maxkamadda ee BBI

0
843

Iyadoo xarunta maxkamadda racfaanka ee dalka ay weli ka socoto faahfaahinta garsoorayaasha ee ku aaddan waxyaabaha uga soo baxay dacwado loo gudbiyay oo la xiriira BBI ayay shacabka xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji magaalada Nairobi siyaabo kala duwan u muujiyeen rajadooda .
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Nairobi Yuusuf Gaas ayaa faahfaahinaya

Waa sidee rajada kenyaanka ku nool qaybaha kale ee dalka , waa kuwan qaar ka mid ah oo warbaahinta la hadlay.

Toddobo garsoorayaal ah oo uu hor kacaya madaxa maxkamadda racfaanka ee dalka Daniel Musinga ayaa laga sugayaa inay ayidaan am ama ka soo horjeestaan go’aankii ay maxkamadda sare bishii Shanaad waxba kama jiraan uga soo qaaday geeddisocodka BBI oo ay ku tilmaantay sharci darro.