Iyadoo doorashada guud ee sanadka 2022-ka ay naga xigto wax ka yar hal sano ayaa waxaa isa soo taraya isbeheysiyada siyaasadeed .
Dadweynaha ku nool xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ayaa ku baaqaya in isbeheysiyadu ay noqdaan kuwo ka turjumaya danta guud.
Yuusuf Muxumad Cali ayaa faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ku baaqay in isbeheysiyada siyaasadeed lagu saleeyo...