DHAGEYSO:Xaafad ka tirsan Mandera oo biyo la’aan laga soo sheegaya

0
663

Shacabka ku nool xaafadda Barwaaqo ee magaalada Mandera ayaa cabasho ka muujinaya biyo la’aan haysata.
Mid ka mid ah dadweynaha xaafaddaas ayaa warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay caqabadda ay wajahayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here