Dhimasho ka dhalatay mudaaharaad ka dhacay magaalada Jalalabad ee Afghanistan

0
561

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay mudaaharad ka dhan ah calanka dawladda Afghanistan oo ay Taliban ka saartay goobihii ay ka babanayeen.
Dibadbaxan ayaa ka dhacay magaalada Jalalbad waxaana ku dhaawacmay dhawr qof.
Dibadbxayaasha ayaa ka biyo diidsanaa in calanka Taliban laga taago magaalada.