Guddoomiye ku xigeenka dowladda dhexe u qaabilsan ammaanka Dadaab ayaa shacabka deegaanka iyo kuwa qaxootiga ah ugu baaqay inay dowladda kala shaqeeyaan nabad galiyada isagoo digniin ka soo saaray falalka lagu xadaya carruurta.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya.