Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ayax saameeyay Samburu oo boqolkiiba 80 lala tacaalay

DHAGEYSO:Ayax saameeyay Samburu oo boqolkiiba 80 lala tacaalay

Dowladda ismaamulka Samburu ,midda qaran iyo hay’adda cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO oo iskaashanaya ayaa ugu yaraan boqolkiiba 80 ka takhasusaly Ayax saameeyay Samburu.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaadday wakiilja FAO ee Kenya Carla Mucavi .
Waxay sheegtay in hay’adda FAO laanteeda Kenya ay sii wadi doonto taageeridda Samburu iyo ismaamullada kale ee dalka.
Guddoomiyaha dowladda dhexe u qaabilsan Samburu Mr. Cabdirisaaq Jeldesa ayaa shacabka ugu baaqay inay soo sheegaan meelaha uu Ayaxa ku degay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments