DHAGEYSO:Dhallinyarada oo loogu baaqay inay ku shaqeystaan farsamada gacanta

0
450

Qaar ka mid ah ganacsatada ku shaqeysta xirfadda tolidda dharka ayaa da’yarta kula taliyay inay adeegsadaan farsamooyinka gacanta si ay uga helaan nolol maalmeedkooda.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Gaas ayaa warbixintan ku eegaya.