DHAGEYSO:Dowladda oo laga codsaday in ay kobciso dhaqaalaha gobolka xeebta

0
548

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha siyaasadeed iyo mas’uuliyiinta xuquuqul aadanaha ee ismaamulka Mombasa ayaa dowladda dhexe ugu baaqay inay xaqiijiso in ardayda shalay dib ugu laabtay dugsiyada aan la soo ceyrin hadii ay waalidka ku adkaato inuu bixiyo qarashaadka tacliinta maadaama saameyn dhaqaale ay ka dhalatay cudurka COVID19.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya