DHAGEYSO:In ka badan 500 oo qoys oo Mandera lagu siiyay kaarka caafimaadka ee NHIF

0
476

Xildhibaanka waqooyiga Mandera Bashiir Cabdullahi ayaa deeq waxbarasho siiyay 62 arday isagoo dhanka kale 500 oo qoys ugu deeqay kaarka caymiska qaran ee caafimaadka ee NHIF oo uu isagu qarashka ka bixinaya .
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya.