DHAGEYSO:Xarumo cusub oo xariga looga jaray deegaanka Asxaabiito ee ismaamulka Mandera

0
564

Asxaabito oo ah deegaan qadiimi ah oo hoostagto magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera oo adeegyo badan oo aas-aasi ah ay ka maqanaayeen ayaa xarumo cusub xariga looga jaray iyo xildhibaanka deegaanakaasi oo booqasho ku tagay.
Maxamuud Maxamed Sh Lafagari ayaa halkaasi safar shaqo u tagay warbixintaan kasoo diray