Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Nairobi Amb. Maxamed Cali Nuur(Ameriko) ayaa gacanta ka qaaday buug kaas oo maalinka Axadda lagu soo bandhigi doona iskuulka sare ee Islii ee magaladatani Nairobi.
Safiirka ayaa u warramay wariyaha Star FM Muscab ismacil, asagoo ugu horeyn weydiiyay taariikhdiisa iyo halka uu ku soo qaatay noloshiisi hore.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Nairobi oo ka warramay buug uu...