DHAGEYSO:Xaafada Islii oo laga dareemayo diyaargarowga goobaha waxbarashada

0
576

Xafada islii ee magalada Nairobi waxay ka mid tahay meelaha sida aadka ah looga dareemayo u diyaar garowga dib u furista dugsiyada waxbarashada ee dalka .
Goobaha laga dareemyo diyaar garoowga xoogan waxaaa kamid ah dukaamada lagu gado dharka uniformaka iyo Dukaamada lagu iibiyo buugaagta.
Yussuf gaas ayaa faahfahinaya.