DHAGEYSO:Barasabka Kilifi oo ka hadlay sabar loogooyin laga bixiyay ismaamulkiisa

0
471

Barasaabka Kilifi Amason Kingi ayaa sheegay in muddo 50 sano ah deegaanadaasi laga bixiyay sabar loogooyin gaaraya 52 ,000 balse tan iyo sanadkii 2013-kii ay helaan 100,000 oo ah warqadaha muujinaya mulkiilayaasha dhulalka.