Shirkadda Skyward oo ka hadashay diyaarad maanta dhacday

0
467

Bayaan ay soo saartay shirkadda diyaaradaha ee #SkywardExpress ayay ku sheegtay in rakaabkii saarnaa diyaaraddii saaka dhacday ay ahaayeen tiro ahaan 40 qof oo isugu jiro 37 rakaab iyo saddex shaqaale.
Waxaa ay sheegtay in ilaa iyo hadda aysan caddeyn sababta ay diyaaradda u dhacday.
Waxaa ay macaamisheyd u sheegtay in howlihii shirkadda ay sida caadiga u socdaan.
Waxaa ay intaa ku dartay in mas’uuliyiinta arrinkan u xilsaaran ay kala shaqeenayaan ka dib wixii soo kordho ay dhib kasoo sheegi doonaan