Waxaa maanta munaasabadda ciidul adxaa u dabaal degaya qaar ka mid ah dadweynaha ku nool ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta.
Sidoo kale waxaa halkaasi ka socdo kulan ay ka qayb galayaan siyaasiyiin uu hor kacaya madaxa xisbiga ODM Raila Odinga.
Kulankan oo uu marti gelinaya mudanaha deegaanka Mvita Cabdisamad Shariif Naasir ,mas’uuliyiinta ka soo qayb galay iyo nuxurka hadallada ilaa iyo hadda laga jeediyay daqiiqado ka hor Mowlid Maxamad Shuuriye uga warramay wakiil wareedka warbaahinta Star ee xeebta Maxamad Cabdi Bootaan