DHAGEYSO:Garissa oo laga ciidayo iyadoo uu hooseeya taxadarka ka dhanka ah COVID19

0
520

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Garissa ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in iyadoo maanta loo dabaal degaya ciidda carrafo aynan dadweynaha sidii hore ugu baraarugsanayn halista cudurka COVID19.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Garissa Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa khadka taleefoonka ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye