DHAGEYSO:Ganacsatada Garissa oo sheegaya in u diyaar garowga ciidda uunan sidii hore ahayn

0
338

Ganacsatada dharka ee magaalada Garissa ayaa dareemaya hoos u dhac la xiriira u diyaar garowga ciidda carrafa oo lagu wado in loo dabaal dego maalinka Talaadada taariikhduna ay ku beegan tahay 20-ka bishan Toddobaad.
Qaar ka mid ah ganacsatada oo u warramay warbaahinta Star ayaa yiri.