Ururrada macallimiinta oo heshiis saxiixday

0
360

Ururrada macallimiinta ee KNUT , KUPPET iyo KUSNET oo ay ku mideysan yihiin barayaasha wax ka dhigo dugsiyada ardayda qabo baahiyaha gaarka ah ayaa saxiixday heshiis .
Heshiiskan ayaa shaqeynaya inta u dhexeysa sanadkan ilaa 2025-ka.
Waxyaabaha la isku afgartay waxaa ka mid ah soo jeedin la xiriirta in macallinka waalidka ah uu helo fasax ku filan.
Waxay sidoo kale dhinacyadan kulan la qaateen guddiga adeegga macallimiinta ee TSC iyagoo ka wada hadlay mushaar kordhin.