DHAGEYSO:Masjid ku yaalla Mandera oo loo uruuriyay in ka badan 22 milyan oo shilin

0
531

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay xaflad lacag loogu uruurinayay masjidka Abu Huraira ee ku yaalo ismaamulka Mandera.
Xafladda oo lagu uruuriyay ugu yaraan 22 milyan oo shilin ayaa waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin,waxgaradka ,culimo iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Qaar ka mid ah dadkii howshan gacanta ku hayay ayaa uga mahadceliyay cid kasta oo qayb ka ahayd in lagu guulaysto .