DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimada Garissa oo baaq u dirtay Muslimiinta

0
435

Shekh Husein Abdullahi oo ka mid ah culumada magaalada Garissa ayaa dadka muslimiinta ah ugu baaqay in Allah loo toobad keena si uu Allah dadka uga dulqaado abaarta .