Wakiillada Vihiga oo doonaya inuu xafiiska baneeyo barasaab ku xigeenka

0
338

Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Vihiga ayaa doonaya inuu is casilo guddoomiye ku xigeenka dowlad deegaankaas Patrick Saisi.
Waxay guda galeen qorsho ay ku soo uruurinayaan saxiixyo loo adeegsan doono mooshin mas’uulkan ka dhan ah.
Barasaab ku xigeenka ayay wakiillada ku eedeynayaan inuu caqabad ku noqday bixinta adeegyada shacabka.
Ugu yaraan 27 wakiillo ah ayaa ilaa iyo hadda saxiixay mooshinka xilka qaadista.