DHAGEYSO:Heshiis is afgarad oo ay kala saxiixdeen xarunta Swahalipot Hub iyo Jaamacada Daystar ee Nairobi

0
444

Hishiis is afgarad ah MoU oo la xiriira tababarka 400 oo dhalinyaro ah oo ay magaalada Mombasa ay kuwada saxiixdeen xarunta Swahalipot Hub iyo Jaamacada Daystar ee Magaaladani Nairobi sida uu war bixitaan ku faah faahinaayo wakiil wareedkeena Mombasa Maxamad Cabdi Botaan.