Samsam Cali Xuseen waa hooyo haysata sida ay noo sheegtay 6 carruur oo agoon ah kuna daruufaysan degmada Daarfuur ee ismaamulka Wajeer.
Waxay maanta noogu timid xarunta idaacadda ee Nairobi iyadoo xustay inay safar u soo gashay si ay bulshada ugu bandhigto daruufaha nololeed ee haysta.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayay u warrantay
Waxaan sidoo kale xaaladdeeda noololeed wax ka weydiinay Shiindees Siyaad Cabdi oo xog-ogaal u ah
Cidii dooneysa inay caawiso fadlan kala xiriir:0740448451