DHAGEYSO:Buugaag ku saabsan tarbiyada carruurta oo lagu soo bandhigay Mombasa

0
413

Dr. Axmed Al -Yamaani oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee Waqooyiga Maraykanka ayaa magaalada Mombasa ku soo bandhigay Lix buug oo uu qoray oo ku saabsan tarbiyada carruurta.
Wariyaheena Mombasa Maxamad Cabdi Bootaan oo ka qayb galay xafladda buugaagta lagu soo bandhigay ayaa warbixintan soo diray