Ra’iisul wasaaraha dalka Canada iyo madaxweynaha Maraykanka oo kulmaya

0
756

Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa qorshaynaya in bisha soo socota uu kulan la yeehso madaxweynaha cusub ee wadanka Maraykanka Joe Biden.
War ka soo baxay xafiiska ra’iisl wasaaraha Canada ayaa lagu sheegay in kulankooda uu noqon doono mid lagu xoojinayo xiriirka saaxibtinimada fog ee Canada iyo Maraykanka.
Waxaa ay sido kale diiradda saari doonaana wax ka qabashada musiibada cudur sidaha CoronaVirus oo aduunka dhan saameyn ku yeeshay.
Dalalka America ayaa ka mid ah wadamada uu sida weyn saameynta ugu yeeshay COVID19.