In ka badan kun qof oo ka soo kabsatay COVID 19 Kenya

0
482

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa 24-kii saac aynu soo dhaafnay diiwangalisay kiisas dhan 185 oo Covid 19 ah iyo 15 qof oo u geeriyooday xanuunka.
Kiisaska guud ayaa tan ka dhigaysa 186,053 halka dhimashada guud ay marayso 3,690.
Waxaa ka soo kabsatay xanuunka bukaan dhan 1,186 .
Bogashada guud ayaa sare u kacday taas ooh adda maraysa 128,811.