Mudanaha laga soo doortay bartamaha ismaamulka Kajido Kanchori Elijah Memusi ayaa dowladda dhexe ka codsaday in ay baaritaano dabagal ah ku sameyso qaabka loo adeegsado kheyraadka ismaamulkaasi.
Waxaa uu sheegay in hay’adaha dowladda laga doonayo in ay sameyaan baaritaano dhanka hanti dhowrka ah.
Xildhibaanka ayaa xusay in kastoo miisaaniyad badan loo qoondeeyay ismaamulkaasi haddana in aynan muuqan adeegyo tayo leh oo shacabka loo fidinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay baaritaan ku sameyso isticmaalka dhaqaalaha Kajiado