DHAGEYSO:Guddoomiye cusub oo la geeyay magaalada Cali Juqur

0
560

Wafdi uu hoggaaminayay xildhibaanka Faafi ee ismaamulka Garissa Cabdikariin Cismaan ayaa gaaray magaalada Cali juqur waxayna kulamo la qaateen madax ka socotay hay’adda UNHCR iyo dadka deegaanka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray deegaan baarlamaneedka Faafi.