Boqolkiba 9.8 ayay marayaan xaaladaha Corona Virus ee Kenya ka dib markii maanta la xaqiijiyay kiisas dhan 376 waxaana 24-kii saac aynu soo dhaafnay baaritaano lagu sameeyay dheecaan dhan 3,831 .
Kiisaska guud ee dalka waxay marayaan 184,537.
Waxaana ka soo kabsatay xanuunka bukaan dhan 910 ,bogashada guud ayaa tan ka dhigtay 126,594.
6 qof ooh or leh ayaa COVID 19 Kenya u dhimatay dhimashada guud ayaa ah 3,640.
Nairobi 174, Uasin Gishu 37, Mombasa 27, Busia 24, Kisumu 24, Siaya 19, Kwale 7, Kakamega 7, Nyamira 7, Taita Taveta 7, Nakuru 6, Nandi 6, Kericho 6, Machakos 5, Kilifi 4, Bungoma 3, Vihiga 2, Kirinyaga 2, Murang’a 2, Nyandarua, Trans Nzoia, Meru, Elgeyo Marakwet, Embu, Homa Bay iyo Kiambumin hal kiis.