DHAGEYSO:Qaxootiga Dadaab oo ka cabanaya helitaanka aqoonsiga

0
1061

Qaxootiga dadaab ayaa ka cabanaya helitaanka aqoonsiga qaxotiga ee aliyanka loo yaqaana taas oo ay bixiso hay,ada Raas Mohamed Baaruud Hussein ayaa fafahinta dadaab kasoo diray.