Dahab faalis ah oo lagu qabtay garoonka JKIA

0
556

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay in ay gagida caalamiga ee diyaaradaha ee JKIA ay ku qabatay dahab faalis ah.
Arrinkan ayaa lagu tilmaamay ganacsi been abuur ah oo lagu khiyaano maalgashatada.
Waxaa bayaanka DCI qayb ka ah in heshiisyada la xiriira ka ganacsiga dahabka uu horay qof ganacsade ah ugu lumiyay in ka badan 34 milyan oo shilin.
Dadweynaha ayaa looga digay shakhsiyaadka adeegsado xeeladaha kala duwan si ay hantidooda uga dhacaan qaab ganacsi.