Ciidamada Myanmar oo hub qabtay

0
478

Saraakiisha ammaanka ee dalka Myanmar ayaa sheegay in ay meel u dhow magaalada Mandalay ka qabteen hub sharci darro ah.
Toddobaadkan gudihiisa ayay ahayd markii sidoo kale gacanta lagu dhigay maleeshiyo halkaasi ku dagaalamay.
Mandalay ayaa ah magaalada labaad ee ugu wayn wadanka Myanmar oo ay saameyeen rabshado tan iyo koowdii bishii labaad ee sanadkan oo uu dhacay afgembi militari.