DHAGEYSO:3 qof oo lagu dilay Nakuru

0
421

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Nakuru ayaa sheegaya in la dilay saddex qof halka labo kalena la dhaawacay .
Dhibaatadan ayaa laga soo tabiyay keynta Longamani ee dowlad deegaankaasi.
Mid ka mid ah shacabka ayaa walaac ka muujisay in ciidamada ammaanka aynan ka hor tagin falka sababay khasaaraha isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Barasaabka Nakuru Lee Kinyanjui iyo guddoomiyaha matalo dowladda dhexe Erustus Mbui Mwenda ayaa dilka ku tilmaamay nasiib darro waxayna sheegeen in amniga keyntaasi si weyn loo sugi doono.