Itoobiya oo isku diyaarinayso doorasho

0
460
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed attends his last campaign event ahead of Ethiopia's parliamentary and regional elections scheduled for June 21, in Jimma, Ethiopia, June 16, 2021. REUTERS/Tiksa Negeri

Waxaa lagu wadaa in Itoobiya ay berri oo Isniin ah ka dhacdo doorasho qaran iyo mid baarlamaani ah.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa doorashada ku tilmaamay midii ugu horreysay oo xor iyo cadaalad ah.