DHAGEYSO:Linda Mwananchi oo isu soo bax ku qabtay gobolka galbeedka

0
155

Dhaqdhaqaaqa Linda Mwananchi ayaa maanta galay maalintii labaad ee socdaalkooda galbeedka Kenya, isagoo maraya Kiminini, Kamukuywa iyo Kimilili, ka hor inta uusan u gudbin Chwele.
Kadibna wuxuu ku qaban doonaa isu soo bax dadweyne garoonka Posta Grounds ee magaalada Bungoma.