DHAGEYSO:Nin loo haysto dilka haweeneey ganacsato ahayd oo maanta maxkmadda la soo taagay

0
80

Eedeysanaha ugu weyn ee loo haysto dilka loo geystay haweeneey lagu magacaabi jiray Joy Kanini oo ka mid ahayd ganacsatada Nyeri ayaa maanta la soo taagay maxkmadda.
Booliiska ayaa lagu amray in tuhmanahaas ay xabsiga ku sii hayaan muddo 21 maalmood ah inta laga soo gabagabaynaya cadeymaha kiiskiisa.