Qoys ka soo jeeda deegaan baarlamaaneedka Balambala ee ismaamulka Garissa ayaa sameeyay dibadbax ay uga cabanayaan afduub loo gaystay ganacsade lagu magacaabo Isaaq Yussuf Cabdullaahi.
Qoyska ayaa sheegay in Yussuf ay boolisku qabteen
Yusuf ayaa la waayay 21-kii bishii Juun sanadka 2026-ka.




