DHEGEYESO:Davis Lichuma oo la helay ka dib markii la afduubtay

0
137
Lichuma oo wajahaya askari booliis intii ay socdeen bannaanbaxyada

Davis Lichuma oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada ayaa la helay ka dib markii la waayay in ka badan saddex maalmood .
Sida ay sheegeen goobjoogayaal, Lichuma waxaa laga helay meel ka baxsan Isbitaalka Qaranka ee Kenyatta habeenimadii xalay , waxaana la rumeysan yahay in la suuxiyay.
Wuxuu u ekaa sidii qof la jirdilay oo u muuqday mid aad u wareersan.
Markii dambe ayaa loola cararay isbitaal ku yaal Nairobi, halkaas oo lagu daweynayo.