DHEGEYSO:Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey oo baaq u diray bulshada magaalada Gaarisa

0
162

Guddoomiyaha Dalladda Hoggaamiyaasha Muslimiinta ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Gaarisa Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa baaq u diray shacabka Gaarisa isagoo sheegay inay iska garab istagaan ka hortagga dhallinyaradda qalqal gelinaayo amniga magaalada.