Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo wadahadal ugu baaqay Bangiyada By star - June 27, 2026 0 172 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in uu doonayo inay la fadhiistaan maamulada Bangiyada dalka si ay uga wada hadlaan sidii ganacsatada ay uga heli lahaayeen lacago iyagoo aan lagu xireynin wax sharuudo ah. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/06/Ruto.mp3