DHAGEYSO:Senatarka Wajeer oo ka hadlay arrimaha BBI

0
563

Senatarka ismaamulka Wajeer Dr. Cabdullahi Kabreta ayaa soo dhaweeyay go’aankii 5 ka mid ah garsoorayaasha dalka ay waxba kama jiraan uga soo qaadeen geeddisocodka sharci beddelka ee BBI isaga oo xusay in aynan dani ugu jirin dadweynaha
Sidoo kale waxaa uu ka jawaabay eedeyn loo jeediyay siyaasiyiinta gobolka waqooyi bari oo ahayd in ay si buuxda codkooda ugu taageereen hindisaha sharci beddelka