Qaar ka mid ah shacabka ku nool waaxda Galbeed ee magaalada Garissa oo isku soo bax sameeyay ayaa ka cabanaya waddo xumo ,koronto la’aan iyo biyo la’aan ka jirta xaafadda Madina ee duleedka Garissa.
Waxaa ayna baaq u dirayaan madaxda ay soo doorteen.




