DHAGEYSO:Qoys ku nool Mombasa oo dalbnaya caddaalad ka dib markii laga dilay gabadh

0
156

Qoys ku nool Likoni ee ismaamulka Mombasa ayaa dalbanaya caddaalad ka dib markii gabadhooda oo 24 sano jir ahayd laga helay gurigeeda iyada oo la dilay.
Booliska ayaa tuhunsan in dilku uu ka dhashay khilaaf u dhexeeya Chepchumba iyo saaxiibkeed la raadinayo , kaasoo hadda baxsad ah.
Qoyska gabadhaas ayaa sheegay in ay xannuun dareemayaan ayna booliiska ka dalbnayaan caddaalad.