DHAGEYSO:Barasaabka Siaya oo sheegay inuu yahay sii hayaha xilka madaxa ODM

0
69

Guddoomiyaha ismaamulka Siaya James Orengo ayaa maanta shaaciyey inuu yahay sii hayaha xilka hoggaamiyaha xisbiga ODM.
Isku soo bax siyaasadeed oo uu garabka Linda Mwananchi ku qabtay dowlad deegaanka Nakuru ayuu Orengo ka sheegay in Oburu Odinga uu jagadan ku fashilmay sida uu hadalka u dhigay sidaasi awgeedna uu isaga kala wareegay.