Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo gaaray dalka Pakistan

0
151

Madaxweyne ku xigeenka waddanka Mareykanka J D Vance ayaa gaaray caasimadda Pakistan ee Islamabad si uu u hoggaamiyo wadahadallada xabad joojinta.
Dhankooda Kooxda wadahadallada ku matalaysa Iiraan ayaa la kulmi doona Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif .
Kooxda Iiraan ayaa la kulantay taliyaha ciidamada Pakistan iyo wasiirka arrimaha dibadda markii ay xalay ka soo degeen garoonka diyaaradaha, sida ay sheegtay Tasnim.